Dhaqaale

Yagleel Wasaarada Mustaqbalka

Geediga hayaankuba, Goor gaaban adigoo, Guri waayey laga baxay – Xasan Ganey Maanta anoo daawanaya wareysi laga qaaday mufakir Ingiriis ah ayaa waxa uu ninkaa mufakirka ahi ku tiraabay odhaah ahayd “ 10 sano ka bacdi maxay bulshadeenu hadal-hayn doontaa?” Runtii su’aashaas oo ah su’aal muhiima ayaan aniga laftaydu is weydiiyey waxa ay bulshada reer […]

Continue Reading...