Siyaasad

Siyaasada iyo Maareynta Nolosha

Horta siyaasadu wax kale maaha ee waa farsamada iyo qaabka loo xaliyo dhibaatooyinka bulshada. Tusaale ahaan arday kastaa wuxui leeyahay siyaasad uu imtixaanka ugu diyaar garoobo. Ardayda qaar waxay diyaar garawga bilaabaan bil ka hor imtixaanka. Qaar waxay bilaabaan laba bilood ka hor, halka qaarna marka iskuulka la bilaaboba ay diyaargarawga sii bilaabaan. Qolo’na maba […]

Continue Reading...