Dhaqaale

Qorshe La’aan Iyo Qabiil

Kawaran hadii aad barato aqoonta reer Galbeedku dadkaaga iyo guud ahaan Afrikaba ku xado. Kadibna aad aqoon yahan sheegato ood rabto inaad hirgeliso nidaamkii lagugu dhiig miiran lahaa? Wadamo badan oo Aasiya ku yaal oo horumaray sida South Korea iyo Malaysia markay hanaqaadayeen deymo ayaa loogu baaqay. Qaar way diideen, qaarna degdeg bay isaga bixiyeen […]

Continue Reading...

Boris Johnson
Siyaasad

Godobtii Boqolka Sanadood

Illaahay, Subxaanahu Wa Tacaalaa, ayaa adduunka xukuma! Allena adoomihiisa if iyo aakhiroba wuu ugu garqaadaa uguna xaqsooraa. Nabi Muuse calayhi salam ayaa mar Illaahay weydiiyey masaladan. Allena wuxuu u tilmaamay inuu meel ceel ahayd tago oo fadhiisto kadibna eego waxa ka dhaca. Ceelkii waxa soo maray nin faras wata oo haraadan, wuu ka cabay ceelkii, […]

Continue Reading...