Sheeko

Roob iyo Sonkor – Qaybihii Koobaad iyo Labaad

Waxay ahayd maalin Sabti ah. Sabtidana waxaan caado u lahaa in aan hurdada ku raago. Maalintaa iyada ah se hore ayay iiga dhamaatay. Ku noqo ayaan is idhi waanse ku noqon kari waayey. Cabbaar ayaan sariirta iska jiifay oo internet-ka iska dhex mushaaxay. Waan kacay ugu dambeyn oo soo cadeyday, maydhay, dhar nadiif ahaa oo […]

Continue Reading...

Siyaasad

Dagaalku Waa Dano Dhaqaale

Hal-hays baa jira Ingiriisi ah oo yidhaa ” follow the money”. Badankana dagaalada caalamka ka dhaca iyo xataa gumeysigii reer Yurub wuxuu ku salaysnaa dano dhaqaale. Maantana sidaynu ognahay wadamada khayraadkooda u diida inay gacmo shisheeya hantiyaan waxa lagu qaadaa dagaalo waxaana lagu tilmaamaa nidaamyadooda maamul keligi telisnimo. Wadamadan waxay leeyihiin gaalo iyo Islaamba. Tusaale […]

Continue Reading...