Hodan waxay ahayd inan taxadar badan. Waxay ku fikirtay intaanay nolosheeda wax ka bedelin, wadanka ka bixin, waxa muhiimka u ah bedelin inay horta hubsato waxay dhawaan ogaatay oo wax akhriday. Waxay samaysatay caado cusub oo ahayd inay buugta taariikhda akhrisato. Maadaama ay ogaatay inay nolosheedu ku socotay waddo niman cadaan ahi u jeexeen waxay […]
Month: August 2020
Xafiiskeedii ayay gashay. Waxay dhigatay boorsadii, waxayna markiiba furtay koombiyuutarkeedii. Cabbaar ku dhaw shan iyo toban daqiiqo ayay ku qaadatay inay akhrido waxoogay emailo ahaa oo ku sugayay inbox-keeda. Way istaagtay waxaanay aaday xafiiskii James. Markuu arkay ayuu gacanta u taagay isagoo u tilmaamaya inay fadhiisato maadaam uu telefan ku hadlayay. Kolkuu kasoo dhamaaday ayuu […]
Hodan waxay is aragtay iyadoo soo jeeda. Sarriirteedii weynayd ee ay keligeed huruday ayay is rogtay laba jeer si ay u gaadho koomadiinka oo telefankeedu saarnaa. Waxay eegtay saacada mise waa 01.30 AM. Inkastoo ay berri tahay maalin Sabti ah oo aanay shaqo lahayn, todobaddii maalmood ee ugu dambeeyeyna ay aad u shaqaynaysay hadana hurdadii […]