Siyaasad

Taariikhda Burburka Somaliland – Qaybta Labaad.

Waxa kaloo muhiima akhriste inaad ogaato dhaawaca weyn ee heshiiskii DP World iyo Saldhiga Madaarka Berbera u geystay hanaan socodka dawladnimada Somaliland. Ugu horeyn dawlada Somaliland xaq umay lahayn inay wax heshiisa gasho maadaama sanadka ugu dambeeya dastuurku ka mamnuucayo inay dawladi gasho wax heshiisa oo mugweyn. Dawladii Siilaanyana wakhtigaa waxaabay ku shaqaynaysay muddo korodhsi […]

Continue Reading...

Siyaasad

Taariikhda Burburka Somaliland. Qaybta 1aad..

Ugu horeyn Baarlamaanka Somaliland ayaa u ogolaaday maamulkii Siilaanyo inay wada hadalo toos ah la galaan dawlada Soomaaliya. Waxaan xasuustaa kulan dhex maray wefti Madaxweyne Siilaanyo hogaaminayay iyo jaaliyada reer Somaliland ee London. Waxa kulanka si kulul ula hadlay Madaxweynaha wiil dhalinyaro ah oon aan filayo inuu indho la’aa. Ninkaasi wuxuu ku eedeeyey Wasiirkii Arrimaha […]

Continue Reading...