Dhaqaale

Taariikhda Burburka Somaliland – Qaybtii Shanaad

Siyaasiga #Somaliland marna kuuma sheegayo waxyaabaha aan qoraalkan iyo kuwii ka horeeyey ee taxanaha ahaa inta badan kaga waramo.  Horta siyaasada fiicani waa tan dadka iyo dalka illaalinteeda iyo horumarinteeda ka hadasha ee aan qof iyo qabiil ka hadal. Waa muhiim in dadka wax musuqa la dhaliilo laakiin waa in iyaga shakhsi ahaan la dhaliilo. […]

Continue Reading...

Dhaqaale

Xikmadii Maamul Ee Cumar Binu Khadaab (Radiyallaahu Canhu)

Asxaabigii weynaa, marna amiirul mu’miniin, marna tobankii janada loogu bishareeyey Cumar Binu Khadaab, radiyallaahu canhu, wuxuu ahaa mid kamida hogaamiyeyaasha maamul wanaaga dunida kuwa ugu fiicnaa ee soo mara adduunka. Markii uu Cumar ahaa amiirka mu’miniinta waxa jirta dhaqan cajiiba oo uu lahaa oo ahaa in uu magaalada dhex lugeeyo habeenkii iyo maalintiiba. Waxaana lagaa […]

Continue Reading...

Dhaqaale

Taariikhda Burburka Somaliland – Qaybta Afraad

Markeliya ayaa Ethiopia qiiqday sanadkii 2018-kii, kadib markii mudaharaadyo badani ragaadiyeen muddo laba sano ka badan oo ay wadeen qoomiyada ugu tirada badan Ethiopia ee Oromada. 2-dii April ayaa waxa Ethiopia dooratay Raysal Wasaare Abiy Ahmed oo qoomiyad ahaan kasoo jeeda Oromada. Abiy Ahmed waxa da’diisu ahayd markii uu qabsaday Ethiopia 41 sano. Abiy waxa […]

Continue Reading...

Dhaqaale

Taariikhda Burburka Somaliland – Qaybta Saddexaad

Siday ogyihiin akhristayaasha aanu isku xidhanahay illaa wakhtigii la aasaasay waxa Somaliland lagu hayay cunaqabatayn dhaqaale. Cunaqabatayntan ayaa ah mid ay iska kaashadeen wadamo badan oo kuwa Khaliijku ugu horeeyaan looguna talo galay in la curyaamiyo dhaqaalaha Somaliland. Dhanka kale walaalaheena Soomaaliya iyaga waxa ku adkaatay inay dhistaan nidaam dawladeed waxana lagu sii hayay dawladnimo […]

Continue Reading...