Nolol

Qalbi Dahab

Siduu Rasuulku calayhi salaatu wa salaam inoo sheegay, wadnuhu waa xubinta keliya ee haday hagaagto noloshu kuu hagaagayso, haday xumaatana aad halis ku sugantahay. Wadnuhu waa xarunta iimaanka iyo diinta. Sidoo kale waa xarunta jacaylka iyo nacaybka. Wadnaha fikirka xun iyo camalka xumiba way kharibaan. Sidoo kale wadnuhu wuu kasoo kaban karaa dhibta iyo dhaawaca […]

Continue Reading...